Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Ciidamada AMISOM oo fariisin cusub ka sameystay waqooyiga Muqdisho

Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa fariisin cusub ka sameystay waqooyiga magaalada Muqdisho, halkaasi iyo goobo kale oo dagaalo aad u culus ay ka socdeen tan iyo shalay galab. Maanta ayaa dagaalo...

View Article


Xukuumada dalka Jibuuti oo ku dhawaaqday Qorshe ay Soomaali fara badan...

Xukuumada Jibuuti ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday Qorshe ay Soomaali aan tiro yareyn kaga masaafurineyso dalkeeda ka dib markii ciidamadeedu dad sharci la'aan halkaas ku jooga soo qabqabteen....

View Article


Ra'isal wasaare Sharma'arke oo Xildhibaano kula kulmay Nayroobi islamarkaana...

Ra'iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo iminka ku sugan magaalada Nayroobi ayaa halkaas kulan kula qaata qaar ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya. Ra'iisal wasaaraha ayaa xildhibaanadan...

View Article

Warar dheeraad ah oo aan idinkaga heyno weerarkii lagu qaaday Garoonka Muqdisho

Wararka dheeraadka ah ee kasoo baxday weerar iyo ismiidaamin lagu qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad isugu...

View Article

Djibouti Muxaadaro 4 Ahmiyadda Qoyska (Shekh Abdirahman Bashir)4.flv

Author: diintadotcom Keywords: Added: September 9, 2010 muxaadaro: 

View Article


Muxaadaro Khilaafka1 of 8

Author: ariyoshi2007 Keywords: Added: September 9, 2010 muxaadaro: 

View Article

Muxaadaro Khilaafka2 of 8

Author: ariyoshi2007 Keywords: Added: September 9, 2010 muxaadaro: 

View Article

Muxaadaro Khilaafka3 of 8

Author: ariyoshi2007 Keywords: Added: September 9, 2010 muxaadaro: 

View Article


Muxaadaro Khilaafka4 of 8

Author: ariyoshi2007 Keywords: Added: September 9, 2010 muxaadaro: 

View Article


Muxaadaro Khilaafka5 of 8

Author: ariyoshi2007 Keywords: Added: September 9, 2010 muxaadaro: 

View Article

Ciid Wanaagsan dhammaan akhrisatayaasha Halganka.net

Kulu caam wa antum bikeyr dhammaan dadka ku xiran shabakadda Halganka.net iyo dhammaan saaxibayaasha. Sidoo kale oo hambalyo u direynaa dhammaan muwaadiniinta somaliyeed meel walba oo ey joogaan.

View Article

Madaxweyne Shariif oo ka hadlay Munaasabada Ciidul-Fitriga iyo mashaakilka ka...

Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa munaasabada Muslimiita Caalamka ku weyn ee Ciidul Fitriga darteed la hadlay Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan guud ahaanna Shucuubta Caalamka ee...

View Article

Alshabaab oo digniin culus u diray Mas'uuliyiinta Dowladda iyo Beesha...

Alshabaab oo shalay qarixii ka dhacay Afaafka hore ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo dhimashadii shacab iyo Askarba soo gaartay ee ka dhalatay dhabarka saartay ayaa haatan Hanjabaad hor leh hawada...

View Article


AMISOM oo ka hadashay qaraxii shalay lala beegsaday garoonka diyaaradaha...

Ciidamada AMISOM Midwga Afrika ayaa sheegay in qaraxii manta lala beegsaday garoonka Diyaradaha Muqdisho ay uga dhinteen askar ka tirsan Ciidamadooda. Afhayeenka Ciidamada Nabad Ilaalinta ee AMISOM...

View Article

Gobolada dalka oo si weyn looga ciiday maanta

Si isku mid ah oo aan wax khilaaf ah ku jirin ayaa gobolada dalka Somalia looga wada ciiday maanta oo ay tahay Ciidul Fidriga aadna ay u faraxsan yihiin ummadaha Muslimiinta meel kasta oo ay adduunka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nabadoon Xaad; "War Ilaaheey ka cabsada oo shacabka dilka, isqarxinta iyo...

Nabadoon Xaad, Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye ayaa maanta munaasabada ciidul fidriga aawadeen baaq u jeediyay kuwa dagaalka ka wada dalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka intaba....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawiro weeradii garoonka muqdisho

  baabuur ey raggu ka boodeen marka ey dagaal bilaaben   baabuirka oo askari ag socoto     baabuurkii kale oo la qarxiyey   baabuurka oo gubanaya   Iriida hore oo ey soo jiireen                        

View Article


Madaxwene Shariiif oo sheegay in kooxaha dowladiisa ka soo horjeeda fashilmeen

Madaxwaynaha dowlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ka hadlay dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu sheegay in...

View Article

Xulka Somalia oo ciyaar saaxiibnimo la yeeshay kan wadanka walaaha masar

Ciyaartoyda xulka qaraxka Soomaaliya ayaa ciyaar aad u xiiso badan waxa ay la ciyaareen xulka qararanka wadanka Masar. Ciyaartaan oo ahayd mid saaxiibtinimo ayaa waxa ay ahayd mid aad u xiiso badan oo...

View Article

4 askari oo miino ku qaraxday Muqdisho

Afar askari oo ka tirsan ciidamada dawladda ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta ku dhintay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ee dagaaladu aafeeyeen muddo ilaa labaatan sano...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live