Dagaal qaraar oo ka socda waqooyiga muqdisho iyo Alshabaab oo taaktikadii...
Dagaal aad u qaraar ayaa ka soconaya xaafadaha waqooyiga muqdisho iyadoo ey dagaalka ka qeyb qaadanyaan ciidamada AMIOM oo taangiyo ku weerar fariisimo dhowr ah oo ey xlalay qabsadeen ciidamada...
View ArticleMasar 3 - 0 Soomaaliya
Saddex iyo Eber ayaa looga bediyay Kooxda kubadda cagta Soomaaliya ee da'doodu ka yar tahay 17 sano, cayaar ay xalay Qaahira kula yeesheen, kooxda Masar. Kooxda Kubadda Cagta ee Soomaaliya Saddex iyo...
View ArticleXisbiga Kulmiye oo diidan mudo kordhinta guurtida iyo wakiilada
Xisbiga Kulmiye ayaa ka soo horjeestay muddo kordhinta dheer ee shalay golaha guurtidu u kordhiyeen golaha wakiilada iyo guurtida. Xisbiga Kulmiye oo diidan mudo kordhinta guurtida iyo wakiilada Media...
View ArticleBrigiye Bahuko oo dafiray iney AMISOM xirtay wadada Dabka iyo bakaarha isku...
Afhayeenka Ciidamada AMISOM Bariijiye Bahuuko ayaa dafiray iney iyaga u xiran tahay wadada isku xirta Bakaaraha iyo Dabka ee Magaalada Muqdisho. Bariijiye Bahuuko waxa uu ku eedeeyey Ciidamada Xarakada...
View ArticleGuddoomiyaha Guriceel oo hoygiisa xalay bam lagu weeraray
Guddoomiyaha Degmada Guriceel ee ahlu sunnah ayaa xalay bam gacmeed lagu weeraray guriga uu ka degan yahay magaaladaasi kadib markii dad aan bam ku tuureen. Guddoomiye ku xigeenka maamulka Degmadaasi...
View ArticleQaar kamid ah ciidamada dowladda oo baaritaan ka wada Buulo Xuubeey
Ciidamo ka tirsan dawladda ku meel gaarka Soomaaliya ayaa saakay subaxnimadii hore hawl galo baaritaana ah ka bilaabay xaafadda Buulo Xuubeey ee Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho Ciidmadan oo...
View ArticleXaaladii ugu dambeysay ee magaalada Muqdisho
Waxaa maanta laga dareemayaa deganaasho aan cagabadan ku taagneyn xaafadii waqooyiga Muqdisho oo ey dagaaladu ka socdeen walow xilli kasta la filan karo dagaal. Degmooyinka waqooyiga magaalada Muqdisho...
View ArticleAlshabaab oo weerar culus ku qaaday wadada Dabka iyo dagaal is qabsady...
Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa galabta dagaal xooggan dib uga qaaday ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa abaaray dhanka madaxtooyada oo ey ka weerareen dhowr Jaho. Dagaalka galabta ayaa ahaa mid...
View ArticleRa'iisal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke Sharma'arke oo lagula...
Ra'iisal wasaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa waxaa lagula taliyay in shaqada ka fariisto. Wasiiru-Dawlaha wasaarada arrimaha gudaha Mudane Cabdirashiid Xidig oo...
View ArticleXildhibaan Pekka Haavisto; "Soomaalida waxaa haboon in lagu gargaara gudaha...
Pekka Haavisto oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Finland ee Xisbiga Cagaarka ayaa ku taliyay in Soomaalida lagu gargaaro gudaha dalkooda. Xildhibaan Pekka Haavisto oo ka duulayay siyaasada...
View ArticleDjibouti Muxaadaro 1 Ahmiyadda Qoyska (Shekh Abdirahman Bashir) 1.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 8, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 2 Ahmiyadda Qoyska (Shekh Abdirahman Bashir)2.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 8, 2010 muxaadaro:
View ArticleDjibouti Muxaadaro 3 Ahmiyadda Qoyska (Shekh Abdirahman Bashir)3.flv
Author: diintadotcom Keywords: Added: September 8, 2010 muxaadaro:
View ArticleDagaalki caawa oo yara qaboobay iyo ciidamada dowlada oo u muuqda kuwa difaac...
Waxaan waqtigan caawa ah qaboobay dagaal culus oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo la sheegay in ciidamada dowladu difaac culus galeen dibna u durjiyeen kuwa Alshabaab oo sida la sheegay iyagu...
View ArticleFu'aad Shangole; "Yuweri Museveni waa Baaaadariga ugu weyn Baadariyaasha...
Fu'aad Qalaf Shangole, Madaxa dacwada Alshabaab oo dad kula hadlay Masjid ku yaal deegaanka Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu aqoon fiican u leeyahay shaqada uu hayo Madaxweynaha...
View ArticleDagaal degmada Hobyo ee gobolka Mudug ku dhexmaray Burcad Badeed Soomaaliyeed
Degmada Hobyo wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in halkaas ay isku rasaaseeyeen koox ka wada tirsan Burcad Badeeda Soomaaliyeed ee xeebaha ka qaraabata. Dagaalkan ayaa dhacay baa la leeyahay ka...
View ArticleDeegaanka Ceelasha Biyaha oo Ma-soomaayaal iyo iyo nin iyo naag is...
Ciidamada Anshaxa iyo ammaanka Xisbul islaam ee deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa maanta tacsiir Karbaash ah ku fuliyay dad la soo qabqabtay iyagoo afuran, bisha Ramadaanna aan xushmeyneyn. Sidoo kale...
View ArticleDowladda oo guulo ka sheegatay dagaalkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta Shiikh Cabdirisaaq Maxamed qayloow oo xalay la hadlay qaar ka mid ah saxaafada gudaha ayaa ka war bixiyay dagaaladii shalay iyo xlaya ka dhacay qaybo ka mid ah...
View ArticleWar Deg Deg ah:Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho
Qaraxyo warar horudhaci sheegayaan iney yihiin ismiidaamin ayaa ka dhacay garooka diyaaradaha Muqdiso iyadoo illaa iyo hadda aan la ogeyn waxa loo isticmaalay iyo khasaraha ey geysteen. Qaraxa ayaa...
View ArticleDhexdhexaadin la sheegayo in laga dhex bilaabay madaxweynaha iyo R/Wasaaraha!
kadib khilaafyo soo kala dhexgalay madaxda dowlada taas oo ka dhalatay kala aragti duwanaansho dastuurka cusub oo la sheegay in dowladu yeelan doono ayaa waxaa la sheegay in dhex dhexaadin laga dhex...
View Article