Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Hagoomiyaha Shabaab oo fariin soo diray

Muqdisho:Bar-kulan-Horjoogaha ugu sareeyo maleeshiyaadka Shabaab Axmed Godane, ayaa ku baaqay in la sii wado dagaalada masiibada ku noqday shacabka Soomaaliyeed. Axmed Godane, oo maanta fariin cod ah...

View Article


Mudanayaal ugu yeeray R/waraare Sharmaarke inuu is-casilo

Mudanayaal maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada ee Vila Soomaaliya ayaa siweyn isula lafa guray dhaliilaha ay leedahay xukuumadda uu hogaamiyo reysal wasaare shar’maarka iyagoo ka...

View Article


Waalidka- Muxaadaro Af Soomaali ah

Author: aqable77 Keywords: Added: September 11, 2010 muxaadaro: 

View Article

الشيخ خالد الراشد - اسمع بعض اخبار Muxaadaro-

Author: aqable77 Keywords: Added: September 12, 2010 muxaadaro: 

View Article

Afhayeenka Golaha Dhaqanka Hawiye" Alshabaab waxaan leeyahay dagaal guul ku...

Axmed Diiriye Cali, afhayeenka Golaha Dhaqanka Hawiye ayaa ka hadlay dagaaladii Alshabaabku Muqdisho kaga dhawaaqeen bartamihii Bishii Ramadaan ee dhamaatay iyo kuwa ay weli ka iclaaminayaan magaalada...

View Article


Dagaalkii Galgala ee u dhexeeyay Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyaadka Shiikh...

Waxaa weli si xawli ah u socda dagaalkii u dhexeeyay Ciidamada Puntland iyo kuwa uu hogaamiyo Shiikh Atamka ka soo horjeeda siyaasada iyo maamulka Puntland oo sida uu Shiikhu qabo Diinta islaamka aan...

View Article

Daahir Sheekh Cali Guuleed (Daahir Gurey) wuxuu heystaa Dhalashada Mareykanka...

Daahir Shiikh Cali Guuleed oo Daahir Gurey ku magac dheeraa wuxuu ka mid ahaa  dhalinyaradii Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka uga soo socdaal ka mid noqoshada Alshabaab iyo ku biirista dagaalada ka...

View Article

Fu'aad Shongole Aqoontiisa Diimeed xagee beey gaarsiisan tahay, ma fadwoon...

Fu'aad Shongole oo ka mid ah raga ugu cad cad Alshabaab marka aan ka hadleyn xukumida dadka iyo mas'uuliyiinta ka soo horjeeda ururkooda ayaa waxaa hadda su'aali ka taagan tahay Aqoontiisa Diimeed...

View Article


Dad gaaraya Boqol Qofood badankoodna ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya oo...

Dad gaaraya Boqol Qofood oo u badan dad asal ahaan ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya ayaa sida la soo sheegayo waxaa loo taxaabay Xabsiyada magaalada Boosaaso, xarunta maamulka gobolka Bari. Ka dib...

View Article


Xildhibaano iyo wasiiro badan oo dalka dib ugu soo noqonaya iyo khilaafka...

Xilshibaano farabadan oo ah kuwa taageeri weyn u haya R/Wasaare Sharmaarke ayaa Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde International Airport si is daba joog ah uga soo degaya iyadoo la sheegayo iney...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidan aan la garaneyn halka ey ka yimideen oo ka soo degay xeebta Awdal

Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal Hubkii laga qabtay ciidanka Labada taliye guud ee ciidamada Milleteriga iyo boliiska Somaliland, General Nuux Ismaaciil taani iyo general Cilmi Rooble Furre ayaa...

View Article

Ra'iisal Sharma'arke" Shiikh Aadan haddii uu joojin waayo dhibaatada uu ka...

Ra'iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke oo haatan ku sugan magaalada Nayroobi, xarunta dalka Kenya ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Shiikh Aadan,...

View Article

Jimciyada Quruumaha ka dhexeysa (QM) oo sheegtay in Alshabaab iyo Xisbul...

Xoghaya Guud ee Jumciyada Quruumaha ka dhexeeysa Ban Ki-Moon oo war qoraal ah ka soo saaray Xafiiskiisa ayaa ka digay halis sida uu sheegay ka soo socota ururada Xisbul islaam iyo Alshabaab ee...

View Article


Banaabax balaaran oo ey dhigayaan dad weyne careysan ayaa ka soconaya...

Banaanbax balaaraan oo ey dhigayaan dad careysan ayaa saakay ka soconaya Deegaanada loo barakacay eeDuleedka Muqdisho. Banaabaxayaaaha ayaa la sheegayaa iney ka careysan yihiin hanjabaad dhowaan ka...

View Article

Xildhibaanad Zeynab Caamir oo xildhibaankii codkiisa kalsoonida siiya...

Xildhibaanad Zeynab Caamir oo maanta idaacadaha magaalada Muqdisho intooda badan la hadashay ayaa ka hadashay sida ay u aragto Xukuumada Soomaalida ee haatan saaran miiska Baarlamaanka Codka...

View Article


Ciidamadda Dowladda KMG oo howlgalo baaritaano ah ka wada Degmada Waabari.

Ciidamada Booliska dowladda KMG ee Soomaaliya saaka howlgalo baaritaano ah waxay ka wadaan xaafadaha Degmada Waabari ee Magaaladda Muqdisho. Askarta dowladda KMG ee Saaka howlgalada ka wada Xaafadaha...

View Article

Gen.Galaal oo ciidamo ku tababaraya Guriceel

Culuma,udiinka Ahlu Suna Waljamaaca ayaa sheegay in ay ka bilaabeen degmada Guriceel tababaro dhinaca ciidamada ah kaasoo halkaasi shalay ugu bilowday boqolaal ciidamo karuud ah oo laga soo ururay...

View Article


Wakilka UN-ka ee Soomaaliya Augustine P. Mahiga, Ergayga Midowga Afrika ee...

Wa murtiyeed ay si wadajir ah magaalada Nayroobi uga soo saareen mas'uuliyiinta kala ah Wakilka UN-ka ee Soomaaliya Augustine P. Mahiga, Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Boubacar Diarra...

View Article

R/W sharmaarke oo dalka dib ugu soo laabtay iyo shirkii barlamanka oo baaqday

R/Wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Dr. Cumar C/raxashiid Cali Sharmaarke oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Nairobi ayaa maanta dib ugu soo noqday dalka xilli xilkiisu uu halis ku jiro...

View Article

Yey yihiin ciidamadii dhowaan soo galay gobolka Awdal?

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ciidamo dhowaan soo galay gobolka Awdal kadibna u gudbay buuraleyda Maarmaar ee dhanka Xariirad. Ciidamadan oo weli la aqoonsan halka ey ka yimideen ayaa waxaa la...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>