Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Israel Iyo Xamaas Oo Heshiis Ku Gaaray In Isku Gudbistaan Maxaabiis Ay Kala...

Jerusalem (RBC):- Ra’iisal wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa ka sheegay TV-ga Israel Talaadii shaley in la siin deen doono askariga israel-ka ah ee Gilad Shalit kaa oo ku xirnaa mudo shan sano...

View Article


Dagaalo xoogan oo khasaaro geystay oo ka dhacay qeybo ka mid ah Gobolka...

Waxaa warar dheeraad ah laga hellaayaa dagaalo xoogan oo shalay galab ka dhacay duleedka degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, waxayna dagaaladu ay geysteen khasaarooyin kala duwan. Dagaaladaan...

View Article


Xarakada Al Shabaab oo amaawiir cusub ku soo rogtay shacabka u barakacay...

Iyadoo Xarakada Al Shabaab ay cadaadis xoogan ku heyso shacabka ku dhaqan deegaanada loo-barakacay, ayaa waxay markale ay ku soo rogtay awaamiir, ay shacabka ka muujiyeen walaac. Xarakada Al Shabaab...

View Article

Dowlada KMG oo Ugu Baaqday Shacabka in ay ku Soolaabtaan Guryahooda

Muqdisho (RBC Radio) Dowlada KMG Soomaaliya ayaa ugu baaqday shacabka magaalada Muqdisho in ay ku soo laabtaan guryahooda oo ay horay kaga barakaceen. Wasiirka Arimaha gudaha iyo Aminiga Qaranka...

View Article

UNHCR Oo Sheegtay In Ay Rabto Howlaheeda In Ay Ku Baahiso Soomaaliya OO Dhan

Geneva:- (RBC) Madaxa hey’ada Qoxootiga QM Antonio Guterres oo saxaafada kula hadlaayay magaalada Geneva ee dalka Zwesarland ayaa sheegay in ay rabaan in ay howlaha gargaarka ay wadaan ku faafiyaan...

View Article


Barakacayaal Ku Nool Magaalada Gaalkacyo Oo Habeenkii Labaad Xaley Guri...

Gaalkacyo (RBC):- Ka dib roobab labadii maalmood ka da’yay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxa ay saameen ku yeesheen qoosaska barakacayaasha ee ku nool kaamamka ku yaala magaalada. Waxaa xaley...

View Article

Maraykanka oo cadaadis saaraya Iran

Maraykanka ayaa ku soo rogay cuna qabatayn madaxda sare ee ka tirsan ilaalada kacaanka Iran kadib eedeyn lagu dili rabay safiirka Sacuudiga

View Article

Dhaqanka iyo Hiddaha Q-76aad (Sheekadii Mataan Ciideed Q-9aad)

Dhaqanka iyo Hiddaha toddobaadkan waxaad ku maqlaysaan Q-9aad ee sheekadii Mataan Ciideed.

View Article


Dhaqanka iyo Hiddaha Q-77aad (Dhamaadka Sheekadii Mataan Ciideed)

Dhaqanka iyo Hiddaha toddobaadkan waxaad ku maqlaysaan qeybtii ugu danbeysay ee sheekadii Mataan Ciideed.

View Article


Dhaqanka iyo Hiddaha Q-78aad

Waa qeybtii 78-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo toddobaadkan aan idiinku hayno qodobo kale duwan.

View Article

Francesco Totti Oo Aan Safan Doonin Ciyaarta Darbiga Ah Ee Lazio

Kabtanka kooxda Roma Francesco Totti ayaa la xaqiijiyey in uusan safan doonin ciyaarta darbiga ah ee kooxda Roma la yeelanayso toddobaadka soo socda kooxda Lazio. Totti ayaan weli ka soo kaban dhaawac...

View Article

Lampard Oo Aaminsan In Weeraryahanka Kooxda Chelsea Sturridge Uu Bedeli Karo...

Lampard Oo Aaminsan In Weeraryahanka Kooxda Chelsea Sturridge Uu Bedeli Karo Rooney. Frank Lampard ayaa waxa uu aaminsan yahay in weeraryahanka kooxda Chelsea Daniel Sturridge uu awood u leeyahay in uu...

View Article

Shabaab oo rasaas ku furay dad barakacayaal raashin mucaawino loogu...

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceel-Macaan ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Shaqaaqo ka dhalatay dhimasho iyo dhaawac ay halkaas ka dhacday. Shaqaaqadan ayaa ka dambeysay markii howlo...

View Article


Egypt Junta Appeals for Unity After Clashes

Appealing for unity among Muslims and Copts after deadly clashes, Egypt’s army denied Wednesday, October 12, opening lethal fire at Coptic protestors earlier this week

View Article

Kulan looga hadlayo ladagaalanka Burcad Badeedka oo ka dhacey Siishalis iyo...

MAHE, SEYCHELLES(Puntlandi.com) Kulan soconayey laba maalmood (Oktobar 11 & 12, 2011) oo looga hadlayey arrimo la xiriira Bucad badeedda Somaliyeed oo  ay mid yihiin, Xarigooda, Maxkamadeyntooda,...

View Article


Axmed Cabdi Xaabsade: Ragga Garowe ka Hadlay Waxaan Leenahay Haddaad Joojin...

Ceerigaabo (RBC) Wasiirka warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ah wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Somaliland oo haatan ku sugan magaalada Ceerigaabo ayaa digniin u diray maamulka...

View Article

Xoogaga Shabaab oo maanta wax-yeelo u geystay dad masaakiin ah oo raashiin...

Xoogaga Shabaab ayaa waxay maanta rasaas ku fureen dad masaakiin ah oo raashiin loo-qeybinaayay, iyadoo aysan wax war ah ka soo saaran Maamulka Xarakada Al Shabaab ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Dadka...

View Article


Xaflad Ballaadhan Oo Lagu Daah-furayay Buugga “Kobocii Islaamiyiinta Somalia”...

Bosaso (OWN)- Xaflad ballaadhan oo lagu qabtay magaalada Bosaso ee ee xarunta Ganacsiga Puntland, ayaa lagu soo bandhigay buug cusub oo loogu magacdaray “Kobicii Islaamiyiinta Somalia” oo ka hadlaya...

View Article

M.Faroole oo Kenya Soo Gaadhay

Madaxwaynaha Maamulka Woqooyi Bari Somaliya ee PL C/raxmaan Faroole ayaa maanata soo Gaadhay Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya waxana la sheegay inay safarkiisa ku weheliyaan qaar ka mid ah...

View Article

Ganacsatada Magaalada Cadaado oo kasoo horjeesatay Canshuur kordhin Lagu...

Cadaado:-Ganacsatada Magaalada Cadaado ayaa ayaa kasoo horjeesatay Canshuur kordhin lagu sayeeyay kadib kulan ay kuyeesheen Magaalada Cadaado. Kulankaani ay yeesheen Ganacsatada Magaalada Cadaado ayaa...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live