Galmudug Oo Soo Dhaweeyay Qodobbadii Ka Soo Baxay Shirkii Istanbuul oo ey...
image: Madaxweynaha maamulka Galamudug ayaa rajo wanaagsan ka Muujiyay in ay hirgalaan qodobbada ka soo baxay shirkii Soomalida ee Dhawaan ka dhacay magaalada Istanbuul ee wadanka Turkiga, isaga oo...
View ArticleETHIOPIA: Stop abuses by the Liyu Police in Somali region Petition
Abdi Mohamud Omar (known as “Abdi Iley”), the current president of Somali Regional State also heads the Liyu police which became an instrumental part of his tribal and counterinsurgency force. While...
View ArticleUgu yaraan 20 ayaa ku dhintay Afghanistan
Booliiska Kandahar ee koonfurta waddanka Afghanistan ayaa sheegay in ugu yaraan labaatan qof lagu dilay laba weerar oo is qarxin ah.
View ArticleMadaxweyne Shariif oo la Hadlay Odayada Dhaqanka
Madaxweynaha DKMG ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa beeniyyey inay jiraan duubab been abuur ah oo ku jira odayada dhaqanka ee loo soo xulay dhisidda Golaha Ansixinta. Waribixin arrintaas la xiriirta...
View ArticleWasiirka Amniga Puntland oo ka Hadlay Xaaladda Amniga
Khaliif Ciise Mudan ayaa ka hadlay qaraxyadii Gaalkacyo, dagaalkii Baargaal, iyo iska hor imaadkii Laas-qoray ee dhexmaray Puntland & Somaliland. wareysi dhameystiran oo arrintaas la xiriira hoosta...
View ArticleAxmed Y. Yaasiin oo ka Falceliyey Hadalkii D. Rayaale Kaahin
Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Y. Yaasiin ayaa sheegay in go'aankii maxkamaddu uuna ka hadlin guddoomiyenimada Rayaale. Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.
View ArticleDhaqanka iyo Hiddaha: Guubaabada (Q-113aad)
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee maanta waxan ku soo qaadanaynaa guubaabada dhalinyarada. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
View ArticleDadka Afgooye oo Amni-darro ka Cabanaya
Mas'uuliyiin, ganacsato iyo dadka Afgooye ayaa sheegay in qaar ka tirsan ciidanka DKMG ay amni daro iyo dhac ka geystaan degmada Afgooye. Xildhibaanno ka soo jeeda gobolka Shabeellada Hoose,...
View ArticleUS oo lacag ku bixinayo madaxda Shabaab
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in lacag gaareysa ilaa 30 milyan oo doolar ay ku bixinayaan wararka la xiriira madaxda Al-Shabaab.
View ArticleMareykanka oo baadi goobaya madaxda al-Shabaab
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in malaayiin dollar ku abaal marin doonto ciddii keenta wararka ku saabsan meesha ay joogaan hoggaamiyayaasha kooxda al-Shabaab.
View ArticleMaraykanka oo Lacag Dul-dhigay Madaxa al-Shabab
Dowladda Maraykanka ayaa abaalmarin lacageed oo dhan 33 millions siinaysa ciddii sheegta halka ay ku sugan yihiin madaxda Al-Shabaab. Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa war-saxaafadeed ay...
View ArticleQarax ka dhacay degamada Wabxo ee Galgaduud
Wararka ka immanaya gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, ayaa sheegaya in xaley labo qarax oo ka dhacay deeganka Wabxo ee gobalkaas uu ku dhintay hal qof afar kalena ay ku dhaawacmeyn sida ay...
View ArticleAjnabi Tababaro Ka Wada Dalka Mali
Madaxweynaha Dalka Niger Mahamadou Issoufou ayaa sheegay in kooxo jihaadistayaal ah oo ka tegay Pakistan iyo Afghanistan ay tababaro u fidinayaan xubno ka mid ah kooxaha Islaamiyiinta ah ee Waqooyiga...
View ArticleFarmaajo oo codsaday in la dhiso guddo doorasho madax banaan
Kampala: (SONNA) Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Max’ed C/llahi Max’ed Farmaajo ayaa ku baaqay in la sameeyo gudi madaxbanaan oo qaban qaabiya doorasha Madaxtinimada ee la filayo in bisha...
View ArticleDowladda KMG ah oo sheegtay in la qabtay qofkii qarxa ka geystay Baydhabo
Baydhabo(sonna)-Wasiir ku xigeenka wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Cali Catoosh oo lahadlayay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay gacanta ku soo dhigeen shaqsigii fuliyay...
View ArticleGacmaduule: “Dad Wata Dano Gaar ah oo Siyaasadeed ayaa Afgooye Dhibaato ka wada”
Gen. Cali Caraaye Cosoble Gacmaduule oo kamid ah saraakiisha sar sare ee Ciidamada Dawladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyey amniga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose....
View ArticleR/W Gaaas Xilbaan iska saareynaa sugida amniga muwaadiniinta Turkiga
Raysul wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta sheegay inay xukuumaddiisu xoogga saari doonto sugidda ammaanka muwaadiniinta Turkiga ee howlaha gargaarka iyo...
View ArticleInterpol oo Uganda ka baadi goobeysa shakhsiyaad dembiyo lagu tuhmayo
Booliska caalamiga ah ee Interpol ayaa ku biiray baadi-goobka loogu jiro sidii loo soo qaban lahaa rag lagu tuhmayo in ay xiriir la leeyihiin maleeshiyada al-Shabaab oo laga raadinayo gudaha dalka...
View ArticleSomalia oo soo dhaweysey go'aanka USA
Dowladda Somalia ayaa soo dhaweysey lacagaha malaayiinta doolar ah ee uu Maraykanka ku bixinaayo wararka madaxda Al-Shabaab
View Article62 ku dhintay dhowr qarax Ciraaq
Boliiska Ciraaq ayaa sheegay in lixdan iyo laba qof ay dhinteen, in kabadan laba boqol oo qofna ay ku dhaawacmeen dhowr qarax magaalada Baqdaad iyo koonfurta Ciraaq.
View Article