Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Al-Shabaab oo isaga baxay degmada Afmadow

Kooxda Al-Shabaab ayaa isaga baxay degmada Afmadow ee Jubada Hoose, iyadoo ciidamo iyo gaadiid dagaal ay lahaayeen labo jiho uga kala ambabaxeen degmadaas. Sida wararku sheegayaan abaarihii 3-kii...

View Article


Socdaalka Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland ee Gaalkacyo Muxuu ku Saleysan Yahay?

Gudoomiyaha barlamaanka Puntland C/rashiid Maxamed Xersi Gaalkacyo (RBC) Gudoomiyaha barlamaanka Puntland C/rashiid Maxamed Xersi iyo xubno xildhibaano ah oo ka soo jeeda beesha Leelkase ayaa gaarey...

View Article


WAR DEG DEG AH: Al-Shabaab oo faarujiyay degmada Afmadow ee J/Hoose

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay isaga baxeen degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose, iyadoo Ciidamada Dowladda iyo kuwa Raaskambooni ay haatan u ruuqaansadeen...

View Article

Silsiladda Deelleyda qarniga 21-aad Maansada Duban. Qalinkii Bashir M. Hersi

Silsiladda deelleeyda Qarniga 21-aad Maansada Duban. Waa maanso gaaban magaceduna yahay: “Duban”, waxay ka hadlaysaa ardadii lagu qarxiyey xarunta Hargaha iyo Saamaha, xaalka guud ee dalku marayo, iyo...

View Article

Faroole Gabaygiisii ahaa Maxaa iga galay Puntland VEDIO Daawo

Dhawaan waxaanu soo Qoray Gabay Qoraal ah oo uu Tiriyay Abwaan Diidan Sida loo marin Habaabiyay Siyaasada Puntland waxana Gabaygaasi aad loogu Dhaleeceeyay Deeqdii Dowlada Puntland Musuq Maasuqday ee...

View Article


Halkan ka Daawo:Muj.Ibraahim Dhegaweyne oo Si Kulul Uga Hadlay Qaar Ka Tirsan...

View Article

Faysalow “Waxa galabta sheeko leh nacasnimada guuleed gadhku kaaga soo baxay”

Sheeko soomaaliyeed ayaa waxay leedahay islaan baa wiilkeedii hadalkii ka dib dhacay markaas ayay ilaahay ka bariday inuu wiilku hadlo, laakiin ilaahay kama aysan baryin in uu wax san sheego,wiilkii...

View Article

Dooni Hub siday oo caawa fiidkii lagu qabtay agagaarka Xeebta Liido (Sawirro)

Dooni Hub siday ayaa caawa fiidkii lagu qabtay agagaarka Xeebta Liido ee degmada C/casiis, iyadoo doonidaas ay wateen saddex nin oo Ajnabi ahaa. Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya Admiral Faarax Qarre...

View Article


Yuusuf Indha Cadde oo ku sigtay in loo xiro dhacdo shalay ka dhacday...

Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo maanta looga yeeray Xarunta Xalane ee Taliska Xalane, si uu ugu jawaabo su’aalo laga weydiinayay dhacdo shalay ka dhacday agagaarka Warshadii hore ee...

View Article


Wasiirka Arimaha Dibada Kenya oo Hadlay Caawa imaanyiisha Ciidamada Kenya ee...

Wasiirka Arimaha dibada dalka Kenya Mr.Moses Wetangula oo Maanta kulan warbaahinta ugu qabtay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa markii ugu horaysay si rasmi ah u xaqiijiyey in Ciidamo...

View Article

Taliska Ciidamada Badda oo caawa soo bandhigay Doon hub siday iyo Ragg...

Ciidamada Badda Dowladda Soomaaliya ayaa qabtay doon siday hub taasi oo ay wateen rag Ajaaniib ah ayadoo fiidkii hore caawana isla Xeebta Liido lagu soo bandhigay doonidaasi iyo Ajaaniibta watay....

View Article

Cudurka Shuban Biyoodka oo ka dilaacay Magaalada Gaalkacyo

Wasaarada Caafimaadka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku dhawaqday in cudurka shubanka uu ka dilaacay Magaalada Gaalkacyo siiba dhanka galmudug. Xeryaha Qaxootiga magaaladaas ayaa laga soo sheegayaa...

View Article

Daawo Vedio Ururka (SSHDA)”Sool Sanaag Hawd development asosiation oo...

Ururka wadaniga ah ee (NADO)”Nomadic devolopment organization oo fadhigiisu yahay Magaalada Buuhoodle oo gacan ka helaya Ururka (SSHDA)”Sool Sanaag Hawd development asosiation” ururkaas oo fadhigiisu...

View Article


Mogadishu’s Oasis of Understanding

To the ignorant, the judgemental and the selfish, people who manifest a physical and mental disability have always been an easy target for ridicule, chastisement and rejection. Down the centuries the...

View Article

Prof. Dhalxa oo wax laga xumaado ku tilmaamay tacadiyada joogtada ee...

Xildhiban Prof. Maxamed Cumar Dhalxa ayaa wax laga argagaxo ku tilmaamay dhibka Soomaalida ku sugan dalka Koofur Afrika ku heysta, isagoo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in aysan waxba ka qaban. Prof....

View Article


Xasan Turki “Duulaankan wuxuu la mid yahay duulaanadii hore ee ballaarnaa,...

Wadaadka lagu magacaabayo Xasan Turki oo in muddo ahba warkiisa iyo wacalkiisa la la’aa ayaa fariin maqal ah oo xalay laga sii daayay Idaacada ku hadasha Afka Shabaab ee Al-Andulus waxaa kaga hadlay...

View Article

Saraakiisha Dowladda oo sheegay inay maalmaha soo socda ku wajahn yihiin...

Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa ka warbixiyay howl galada xowliga ku socda ee maalmahan ka bilowday Jubooyinka, iyagoo ka dhawaajiyay istiraatiijiyada cusub ee ay hiigsanayaan. Jen. Yuusuf Xuseen...

View Article


Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo siyaabooyin kala duwan uga hadlay...

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay siyaabooyin kala duwan ay u hadal-hayaan Ciidamadda Dowladda Kenya ay soo gallay gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo qaarkoodna ay si weyn uga soo...

View Article

War deg deg: Ciidamadda Dowladda Kenya oo si nabad-galyo leh ku soo gaaray...

Ciidamadda Dowladda Kenya ayaa waxay maanta soo gaareen degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo ay degmadaasi iskaga baxeyn Ciidamadda Xarakada Al Shabaab. Ciidamadda Dowladda Kenya oo aad u...

View Article

Somali militants threaten suicide attacks in Kenya

MOGADISHU, Somalia (AP) – Somali militants threatened to bring down Nairobi skyscrapers after Kenya sent hundreds of troops into Somalia. The threat emanated from the same lawless country in which the...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>