AMISOM oo ku hanjabtay inay weerar ku tahay Degmada Afgooye
Taliye ku xigeenka ciidamada midawga Africa ka socda ee AMISOM Audace Nduwumunsi ayaa sheegay in ciidamadooda ay dhawaan bilaabi doonaan hawl gal ka dhan ah Xarakadda Al-Shabab kaasi oo uu sheegay inuu...
View ArticleDKMG oo Dalbatay in Cunaqabateyta Hubka laga Qaado
DKMG ayaa dalbatay in cunaqabteynta hubka laga qaado si ay isaga difaacdo kooxda al-Shabaab oo haatan la midowda ururka Al-Qaacida. Dowladda KMG ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in...
View ArticleShabaab Oo Dadka Ku Qasbay Ka Qeeybgalka Dibadbax Ay Ku Taageerayeen Al Qaacidda
Malleeshiyada kooxda argagixisada ah ee Alshabab ayaa maanta gebi ahaanba is hortaagay goobihii waxbarashada iyo ganacsiga ee ku yaalla deegannada fara ku tiriska ah oo ay ku suganyihiin, iyagoo dadka...
View ArticleWasiirka Arimaha Dibada Ugandha oo booqasho ku yimid Muqdisho(Sawiro)
Muqdisho(Pi) Wafti uu hor kacayo Wasiirka Arimaha divada Ugandha ayaa maanta booqasho ku yimid Muqdisho, waftiga ayaa ka kooban Wasiirka Arimaha Dibadda Uganda Oriemo Okello, Taliyaha ciidamada Ugada...
View ArticleWasiirka abniga Puntland “Waxaan gacanta ku dhignay saraakiil al-shabaab ah”
Garowe(Pi) Wasiirka Abniga Puntland Khaliif Ciise Mudan oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa sheegey in Ciidamada amaanka Puntland ay weerareen goob ay ku shirayeen Saraakiil al-shabaab ah oo dhinaca...
View ArticleSoomaalida Holland oo kaalinta koowaad ka gashay dadka ugu liida xagga...
Shir ay isugu yimaadeen Soomaalida degan wadanka Nederland oo looga hadlayay warbixin sanadeed ay soo saartay dowladda kana hadleysay horumarka iyo dib u dhaca dhinaca nolosha ee ay wadanka ka...
View ArticleXubin ka tirsaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Sheegey in Muddo 24...
Xildhibaan Xasan Isaaq Gees Cadde oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay qaar ka mid ah war baahinta ayaa si caro leh uga jawaabay Dil Gaadiidka Ciidamada AMISOM ay...
View ArticleMadaxweynaha DFKMG Shariif oo Sheegay in uu soo Xirmey Al-Baabkii Wada hadal...
Madaxweynaha DFKMG Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo dawaan la hadlayay Boqolaal Dad ah oo isugu soo baxay Degmada Wadajir kulan loogu magac daray is dhax galka Bulshada ayaa khudbad uu halkaa ka jeediyay...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo magacaabay Maareeyaha Guud ee Golaha Murtida,...
Madaxweynaha Soomaaliyed Shariif Sheekh Axmed ayaa u magacaabay Maareeyaha guud Golaha murtida, madadaalada iyo Farshaxanka Abwaan Cabdi Yuusuf Xasan (Cabdi Dhuux), iyadoo ay tahay markii u horeysay...
View ArticleWasiirka Arrimaha Gudaha oo la kulmay Isku duwaha deeqaha Bani’aadanimo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/samad Macalin Maxamuud ayaa maanta kula kulmay Magaalada Muqdisho Isku duwaha kaalmaha aadanimo ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Mark Bowdon oo booqasho ku...
View ArticleEU ready to fund Kenya war effort if it joins Amisom
EU (RBC) This even as the EU’s new Special Envoy for the Horn of Africa, Mr Alexander Rondos expressed concern that the entrance of regional armies into Somalia. This even as the EU’s new Special Envoy...
View ArticleWajiga labaad shirka wada tashiga oo maalinta berri ka furmaya Garowe
Wajiga labaad ee shirka wada tashiga ayaa maalinta berri ka furmaya magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo ay ku qul qulayaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulada ka qeyb galaya shirka iyo...
View ArticleSOMALIA: Al Shabab vows London conference will not succeed in Somalia [Photos]
By; Abdalle Ahmed Al-Shabab presents young armed child whom they said were fighters of defending Islam. Mogadishu (RBC) Somalia’s Al Shabab group vowed that it will break down the outcome of UK’s...
View ArticleShirka Garoowe oo beri furmanaaya iyo Madaxda Dowladda oo Muqdisho dhooban
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in wajiga Labaad ee shirka Dastuurka Soomaaliya uu si rasmi ah u furmi doono maalinta berri ah, iyadoo qaar ka mid ah ergadii ka qeyb gali lahayd ay gaareen...
View ArticleCiidamadda Amisom oo ku dhawaaday Deegaanka Ceelasha Biyaha iyo dagaalo laga...
Kadib markii Saraakiisha Amisom ay sheegeen in maal-maha soo socda ay taggi doonaan Deegaanka Ceelasha Bilaha, oo ugu weyn deegaanada loo-barakacay, ayaa waxaa maanta si weyn ugu dhawaaday Ciidamadda...
View ArticleCiidamadda Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo kahor tagay khasaaro badan oo ay...
Ciidamadda Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa muuqaneysa inay xoojiyeen dagaalada xoogan ee ay kula jiraan Xoogaga Shabaab, iyadoo dhinaca kalana ay kahor taggeen khasaaro ay geysan laheyd Al...
View ArticleIsqarxinta Maxay Shareecada Islaamku ka qabtaa?
Sanadahan dambe waxaa dalkeenna Soomaaliya ku soo kordhay dhaqammo aan horay uga jirin oo ay ka mid yihiin Ismiidaaminta ama in qofku naftiisa qeybo oo is qarxiyo ama uu ku dhiirrado in uu qarax ku...
View ArticleObama, Cameron discuss Somalia
Wanshinton (RBC) US President Barack Obama and British Prime Minister David Cameron renewed their condemnation of Syria’s brutal crackdown and discussed security threats in Somalia on Monday, the White...
View ArticleDEG DEG: Al Shabaab oo shaaca ka qaaday inay gurmadyo u direyso Magaaladda...
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay ku celisay inay dagaalo xoogan ku qaadeyso Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom iyo Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, iyadoo dhinaca kalana sheegtay in Magaaladda...
View Article