Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Abaal Marinta Noble Peace Prize

Madaxweynaha wadanka Laberia, oo ah Haweeneeydii ugu horeeyay oo si demuqraadi ah loogu doorto madaxweeyninimo Qaaradda Africa, haweeneey u dhaqdhaqaada Xuquuqul Insaanka oo iyana u dhalatay Liberia...

View Article


Baarlamanka KMG Somalia oo isku raacay in la baabi’yo wixii heshiis dhinaca...

Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa laaday heshiisyadii ku saabsanaa Badda oo lala galay hey’ado caalami ah tan iyo wixii ka danbeeyay 1991 dii, waxayna ku tilmaameen dhamaan heshiisyadaas kuwa aan...

View Article


Ciidamada Puntland oo Caawa Gaalkacyo ku Toogtay Nin Ganacsade ah

Gaalkacyo (RBC) Ciidamada Puntland ayaa caawa xilli ay hawlgal ka sameynayeen xaafada Israac ee waqooyiga Gaalkacyo ku toogtay mid ka mid ah ganacsatada deegaanka oo ku sugnaa agagaarka Dugsiga sare ee...

View Article

Roob biyo dhig sameeyay oo garowe kada’ay.

Magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa ay ka de’een roobab xoogani kuwaasoo ay dadku ku diirsadeen, sidoo kalena waxaa ay roobabku ka da’een meelo kale oo kamid ah...

View Article

Muwaadin suuriya ah oo lagu dilay wadankaasi.

Kooxo hubaysan oo madaxa soo duubtay ayaa magaalada Qimishli ee waqooyiga dalka Suuriya ku dilay xubin mucaarad reer  Suuriyaan ahaa oo kasoo jeeda qowmiyada Kurdiyiinta. Mishcal Tamuu oo ahaa mcaarid...

View Article


Ciidamada qaranka Kmg Liibiya oo riixid ku sameeyay taageerayaasha...

Kadib weerarkii ugu cuslaa mudo asbuucyo ah oo ciidamada golaha qaranka ku meelgaadhka ah ee dalka Libya ku qaadaan magaalada Sirte ayaa xoogaga TNC waxaa u suuragashay in ay dib u riixaan...

View Article

Madaafiic caawa lagu garaacay Xaafado ka mida Huriwaa & Dagaal goos goos ah

Duqeymo xoogan ayaa caawa fiidkii lagu garaacay Xaafado ka tirsan degmada Huriwaa, iyadoo dagaal goos goos ah uu ka dhacayay fiidnimadii hore ee caawa goobihii maanta ay isku fidiyeen Ciidamada AMISOM...

View Article

Cali Cabdalla Saalax oo sheegay in maalmaha soo socda uu ka dagayo...

Madaxweynaha dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa ku dhawaaqay inuu xukunka isaga dagayo maalmaha soo socda, kadib markii ay kordheen kacdoonka ballaaran ee lagala soo horjeedo Xukuumadiisa. Mr Saalax...

View Article


Golaha Midnimada Beesha Karanle ee Yurub iyo Ameerika oo soo saaray war...

Beesha Karanle waxay cambaareyneysaa falkii argagaxa lahaa ee lagu gumaaday dhalinyarada ardayda aheyd kana dhacay xaruunta hargaha iyo saamaha, waxayna umadda, iyo dowladda soomaaliyeed uga...

View Article


Brack Ubama oo sheegay in ay wiiqday awooda al-qaacida.

Madaxweynaha dalkaasi Maraykanka Brack Obama ayaa hadal uu ugu talagalay sanad-guuradii 10aad ee kasoo wareegta dagaalkii maraykanku uu 10 sano  ka hor ku qaaday dalka Afghanistan ku sheegay in ururka...

View Article

War Deg Deg Ah.Policka Galkacyo Oo Baris Sameeyay Gacantana ku Dhigay...

Galkacyo(Puntlandi.com);- Ciidamada amaanka Magalada Galkacyo oo maalmihii udanbeeyay lagaliyay heegan aad u sareega magaladana ka bilaabay hawlgalo amni sugida ayaa cawa fiidkii Bartamaha magalada...

View Article

Saracen training militia in Somalia

Source: The East African By Joint Report Sunday, December 12, 2010   Saracen International, a security company associated with Uganda’s Gen Caleb Akandwanaho, alias Salim Saleh, a senior advisor to...

View Article

Madaxwayne Siilaanyo oo Gaadhay G.Sool +Sawiro

Madaxweynaha maamulka la magacbaxay Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo wefdi Wasiiro iyo Taliyaasha Ciidamada Booliska & Milateriga ee maamulkiis ayaa maanta gelinka hore booqday magaalada...

View Article


Arsenal oo Sameyneesaa Xayeysiintii ugu Lacagta badneed England (Warbixin).

9 Oct 2011 Kooxda Arsenal oo Sanadkaan ku Billowday Horyaalka Ingiriiska Laba galbeyn iyo Guul darrooyin isdaba joog ah, ayaa u diyaar garowday in ay mar kale Xalliso dhibaatooyinka dhinaca Dhaqaalaha...

View Article

Arsenal oo Sameyneesaa Xayeysiintii ugu Lacagta badneed England (Warbixin).

9 Oct 2011 Kooxda Arsenal oo Sanadkaan ku Billowday Horyaalka Ingiriiska Laba galbeyn iyo Guul darrooyin isdaba joog ah, ayaa u diyaar garowday in ay mar kale Xalliso dhibaatooyinka dhinaca Dhaqaalaha...

View Article


Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo...

View Article

Ciidammada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyey Gedo(Dhageyso)

Ciidamadda Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa qeybo ka tirsan gobolka Gedo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya waxa ay ka sameeyeen Howlgallo ay ku baacsanayeen Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Khawaarijta ah ee...

View Article


Abwaan Hadraawi”Shabaab Hadlakooda Iyo Ficilkooda Isma Lahan”(Dhageyso)

Abwaanka Soomaaliyeed Prof Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ka mid ah Abwaaniinta ugu caansan dalkeena ayaa ka hadlay falkii foosha xumaa ee dhowaan Maleeshiyada Kooxda Al-Shabaab ku xasuuqeen dad...

View Article

Aaskii Faadumo Qasim Hilowle

View Article

M.Faroole oo Isbuucan u duulaya UK iyo M.Siilaanyo oo Laas-caanood Gaadhay

London:-Sida ay Noo xaqiijiyeen Sarkiil Sar Sare oo Aqalka Madaxtooyada PL ka Tirsan waxa dhawaan dalka Uk Gaar ahaan London u Sadcaalaya Madaxwaynaha PL Dr Faroole iyo qaar ka mid ah Golihiisa...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live